onsdag 2. februar 2011

waxaa Halakn Hanbalyo looga dirayaa Bashaar Maxamed

Dhamaantood dadka hoos ku qoran ayaa u so direy hanbalyo dhalashada Bashaar yare waxyna leeyihiin
Muna muxumad iyo maxamed cabdi oo wiil ugu dhashey dalka Norwey gaarahaan Magaalada Horten
1) Nuur qowrax iyo xaaskiisa shukri oo jooga dalka Norwey gaar ahaan Oslo
2) Rashiid Siciid iyo Xaaskiisa Suhuur oo jooga dalka Norwey gaar ahaan Horten
3) Carab iyo Xaaskiisa Badriya oo jooga Waqooyiga Norwey
4) Abtidon oo Jooga Adis ababa
5) Xashi oo jooga uk
6) Axmed Bile oo jooga dalkaasi Baljiga
7) Siyaad yare oo jooga uk
8) Siciid Dhakaar oo jooga austoraliya
9) Hibo Faarax oo joogta swedan
10) basra Faarax oo joogta Paris dalkaasi faransiiska
11) Mocooyo khadiija oo joogta Gabiley
12) Mocooyo Xasna oo joogta jabuuti
13) aabo cabdi rayale oo jooga diridhaba
14) Faadumo cabdi iyo xaaskeeda oo jooga jabuti
15) Axmed cabdi oo jooga dalkaasi jabuuti
16) Xaali Xassan oo joogta jabuuti
17) Fatxiya Cali oo joogta canada
18 ) Xassan yousuf oo jooga riyaad
19Xassan bul bul oo jooga jarmalka
Dhamaan dadkaasi waxyleeyihiin Ha naoqdo Bashaar yare kii dalkiisa iyo diintiisa iyo dadkiisaba anfaca anaguna waxaan leenahey aaammmiin aammmiin aammiin

Mubaarak oo ka hadley xiliga uu ka dagayo xukunka


Posted by PicasaQahira (gasley net) Madaxwaynaha masar oo sheegay in uusan ka dageyn xukunka ilaa ay gaadheyso bisha
sagaalaad ee sanadkan isaga oo shegay in ay ka danbeeyaaan mudaharaayadan dad siyaasiin ah laakiin wuxuu sheegay in uu ka walaacsanyahaey sida ay wax u socdaaan

søndag 30. januar 2011

Inaallilah Wa inaa Ilaah rajicuun

Halkan waxaan uga direynaa tacsi Cilmi Saleeban Da uud
1) Fowsi iyo Xaskisa Muna
2) Rashiid iyo Xaskisa Suhuur
3) Xussen iyo Xaskisa Maryan
4) Xassan Cabdi
5) Farxan iyo Xaskisa Amran
6) Hamse yare
7) Hibo
8) Idil
Dhamaan dadkaasi waxyleeyihiin Cilmi Samir iyo iimaan Allaha kaa siiyo waalidkaagana janadii fardowsa
allaha kawaraabiyo aammiin aammiin aammiin aammiinn

fredag 28. januar 2011

Somali laga helay meedkooda xeebaha yamanta


Posted by Picasayamen(( Gasleey net)) 21 somali ah ayaa laga helay meedkooda xeebaha yamanta  waxaa la sheegay in ay tahriib ahaayeeen doonidii la socoteyna ay dagtey waxaana la sheegay in ay ahaayeen rag iyo haween sanadadii ugu danbaysey ayaa la sheegay in dad aad u badani ay ku nafwaayeen tahriibtaas

torsdag 27. januar 2011

Labadan gabdhood ee walaalaha ah ayaa ku heesa afka ingiriiska


Posted by Picasausa(Gasleey net )) labadan gabdhood oo walaalo ah oo lakala yidhaahdo imaan iyo sihaam ayaa waxey ku heesaan afka ingiriiska mar ay u waramayeen idaacada voe da ayaa waxay sheegeen in ay dadku fanka u haystaan wax ceeba ama  fanaanku qof xun yahey laakiin sidaa ma ahan ayey yidhaahdeen labadan gobdhood waxy sheegeen sida la moodayao fanku inuusan aheyn 

Mo ogtahey Akhristow in ay yihiin labadan ma suul 2010 persons of the year


Posted by Picasa

Marwada koowad oo badhasaabyada iyo mayarda dalka ugu baaaqdey inay wax u qabtaan bulshada


Posted by PicasaHargeysa (( Gasleey net)) Marwada madaxwaynaha somaliland marwo Amina sh,maxamud jirde ayaa maanta ka qayb gashey xaflad lagu qabtey x. h. dowlada oo badhasaabyada gobolada dalka qaaar kood lagu gu doonsiinyaey qalabka xafiisyada iyo agabka nadaafada waxaana ugu deeqay qalabkaasi Hay ada Caritas

Muxuu ka yidhi amiin caamir Arintan iyada ah


Posted by Picasa

Aweys waxaan dhashey dagaalkoo socda waxaan 20 jirsadey dagaal koo socdo


Posted by PicasaMuqdisho((Gasleey net ))Aweys cabdillahi cali ayaa wareysi uu siiyey wakaalada waarka ee Ap ayaa wuxuu u sheegay in uu dhashey dagaalka oo socda wuxuuna 20 jirsadey dagaalka oo socda waxyna ku aadaneyd burburkii somaliya 1991 iyo 26 juun wuxuuna u rajeeyey in nabad ka dhalato

BBC da oo xidhey 5 laa mood kukalayaala dafaha dunida


Posted by PicasaUk((Gasleey net))Waxa la sheegay in bbc da ay xidhey 5 laamood oo kukalayaala daafaha dunida kadib markii dowlada uk ay sheegtay in ay dhimayso kharajka bbc laakiin 5 la sheegay kuma jirto laanta bbc da ee somaliga

Jimciyada quramaha ka dhaxeysa oo sheegtey in loo abuuro dhalinta somalida camal


Posted by PicasaWaxey sheegtey jicyada quruumaha ka dhaxeysaa in dhaliyarada loo sameeeyo camal  si ay looga weeciyo dhibaatooyinka ay u gaysanayaa maraakiibta sidaa daraadeed ay brogaraamkan loo sameynayaa
talabaad waxa ay sheegtey in maxkamadaha la soo taagayo looga sameeyo somaliya meel dibada ka ah